Madaxweyne Rayaale oo Casho Sharaf u Sameeyay Qurba jooga Bahweynta UDUB, Daawo Sawirada Print
Sunday, 01 March 2009

Hargeysa (Sample ImageSomalilandnation)- Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xalay qasriga Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf qurba jooga bahweynta Xisbiga UDUB ee ka kala yimid daafaha dunida.

 

Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay , waxa ka qayb galay Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , Marwada koowaad ee Qaranka Marwo Huda Barkhad Aadan, Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Mudane Jaamac Yaasiin, Wasiiro, Qurba jooga Xisbiga UDUB iyo Marti sharaf kale.

 

Sample Image

 

 

Sample Image
 
 
 
 Sample Image
 
 Sample Image
 
Sample Image

 

 

Sample Image

 

 

Sample Image

 

 

Sample Image

 

Sample Image

 

 

 

 

 
< Prev   Next >