|
Mujaahid Cali Guray oo Siilaanyo iyo Ina Kaahin Ku Eedeeyay in ay Qabyaalad ugu Hiilanayaan Saleebaa |
|
|
Thursday, 28 January 2010 |
|
Hargeysa (Somaliland nation)- Afhayeenka xisbiga UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yusuf (Cali Guray) isla markaana ka mid ahaa hogaamiyayaashii ururkii SNM ee dalka xoreeyey ayaa Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Ahmed Mahamed (Siilaanyo ) iyo Afhayeenka kulmiye Mahamed Kaahin Ahmed ku eedeeyey in Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleeban Maxamud Aden, ay uga hiiliyeen khilaafka ka dhex aloosan shirgudoonka Golaha Guurtida mid ku salaysnaa beelnimo,
|