|
Wednesday, 10 March 2010 |
|
Xisbi kas ta oo siyaasadeed oo jira dunida cidbaa taageersan cidina waa ka soo horjeedaa, xisbiyada qaranka ee somalilandna waa sidaas oo kale. Haddaba xisbiyada iyo hoggaankiisaba waxa muhiim u ah qaab dhaqanka siyaasadeed ee hoggaanka iyo xisbiga labadaba. |
|
|
Tuesday, 09 March 2010 |
|
Allayba day, (Somalilandnation) Shalay waxa Allaybaday soo gaadhay wafti balaadhan oo uu hor kacayay Wasiirka Ganacsiga JSL Abiib Xasan Filfil, waxa kale oo Wasiirka safarkan ku waheliyay Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Xabiib, Badhsaab kuxigeenka C/risaaq Sh Aadan Cali, Maayarka Gabiley Aadan Bade iyo qaar kamid ah haayadaha caalmaiga ah iyo kuwa wadaniga ahba. |
|
|
Tuesday, 09 March 2010 |
|
Hargeysa (Somalilandnation)- Xaflad balaadhan oo lagu xusayay maalinta haweenka Adduunka ee 8 March, oo sanad walba laga xuso Somaliland, ayaa xalay lagu qabtay huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa. |
|
|
Tuesday, 09 March 2010 |
|
Hargeysa (Somalila ndnation)-Xisbiga KULMIYE, ayaa durba bilaabay dagaal ku jihaysan ma’suuliyiinta Sare ee Xisbiga UDUB, iyagoo ugu soo dhex-dhuumanaya xafladaha iyo munaasibadaha ay cida hagaysa ku hubaan inay yihiin kuwa KULMIYE-ysan, sida Xafladdii furitaanka SOMTEL ee ka dhacday Hotelka Maansoor 6 March 2010. |
|
|
Monday, 08 March 2010 |
|
Helsinki (Somalilandnation)- Shirweynihii xisbiga UDUB ee laamaha wadamada waqooyig a Yurub ayaa lagu soo gebegebeeyey magaalada madaxda Helsinki ee wadanka Finland. Shirweynaha oo sannadkiiba mar la qabto ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Jaaliyadda Somaliland ee Finland. |
|
|
Sunday, 07 March 2010 |
|
Milton Keynes (Somalilandnation)- Waxa maanta Maga alada Milton Keynes ee Wadanka UK, ka dhacday xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Mudane, Cabdi Yuusuf Aadan iyo Safiir ku xigeenka Somaliland u fadhiya Ireland, Mudane, Cabdifataax. |
|
|
Saturday, 06 March 2010 |
|
Hargeysa (Somalilandnation)- Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada S omaliland, Mudane Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin,Waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyadda kulan kulayeeshay Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Shiinaha. |
|
|
Saturday, 06 March 2010 |
|
Adiss Abaab (Somalilandnation)- Shalay oo ay taariikhdu ahayd 05/03/2010, Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa la kulmay Wasiiru dawlaha Arrimaha Dibada ee Ethiopia Takeda Alemu, waxayna si aada uga wada hadleen xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Ethiopia, iyada oo dulucda hadalkoodu ku jihaysnaa xidhiidhka gaarka ah iyo xaaladad guud ee Gobolka. |
|
|
Friday, 05 March 2010 |
Addis ababa (So malilandnation)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Abdillahi Mohamed Duale, ayaa kula kulmay Magaala Madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa 03/03/10 huteelka Sherton Addis wefti ka socday Dawladda Maraykanka oo uu Hogaaminayay Mr. Karl E. Wycoff, oo ah Ku Xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Maraykanka isla markaana qaabilsan Arrimaha Geeska Africa iyo Badhtamaha Africa. |
|
|
Friday, 05 March 2010 |
|
Tixraac warsaxaafadeedkii uu soo saaray Af-hayeenka Xisbiga UCID uu kaga jawaabay Bayaankii Qurbajooga Beelaha HY, gaar ahaan UAE .Aniga oo ah Af-hayeen Jama Yusuf,waxaan xasuusinayaa Mr Codyare arrimaha soo socda: |
|
|
Thursday, 04 March 2010 |
|
Laascaanood (Somalilandnation)-Weftigii Golaha Wasiirada ee socdaalka ku joogga gobolka Sool ayaa sha lay shir xog-waraysi ah magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kula yeeshay Isu-duweyaasha Gobolkaa. Kulankaa oo lagu qiimaynayey wixii todobaadyadan u dambeeyay u soo kordhay wax qabadka hay'adaha dawlada. |
|
|
Wednesday, 03 March 2010 |
|
London (Somalilandnation)-Shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga UDUB ee bariga London oo ay ka soo qaybgaleen xunbo ka tirsan guddiga fulinta ee UDUB UK oo ay ka mid yihiin Faysal climi, G/Xigeenka koowaad ahna sii hayaha xilka guddomiyaha, Mohamed Dahir xoghayaha Guud ee UDUB UK , |
|
|
Wednesday, 03 March 2010 |
Dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga waxaa lagu wargelinayaa inay innagala soo qayb galayaan wufuud ka socda laamaha xisbiga ee dalalka waqooyiga yurub. |
|
|
Wednesday, 03 March 2010 |
|
Hargeysa (Somalilandnation)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Macalin, ayaa kulan qado-sharaf ah oo uu maanta Suldaan Cismaan Sul Cali Sul. Madar ugu sameeyay Hoteelka Maansoor ee Magaalda Hargeysa, waxa uu sheegay in isaga shaqsiyan Suldaan Cismaan uu yahay Suldaankiisa gaarka ah, maadaama ayuu yidhi: “Geellayaga ayaa meel wada daaqa. Sidaa darteed-na aniga [Xasan Macallin] waa Suldankaygii” |
|
|
Tuesday, 02 March 2010 |
|
Hargeysa (Somaliland nation)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqank galka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004 |
|
|
Tuesday, 02 March 2010 |
|
Wararka Wargeyska Yool: Hargeysa(Yool)-Wargeyska “Yool” waxa uu hore u qoray in la isku afgarn waayey Madal qado ah oo ay Suldaan Cismaan ku casuumeen xubno ka tirsan madaxda sare ee Xisbiga KULMIYE oo ay horseed ka ahaayeen Dr. Gabboose, Duur iyo Waabeeyo, warkaasi oo uu beeniyey nin mawqifka beeshiisa keligii ka baydhay, isla markaana huwaday cumaamadad aanay Beeshiisu saarin. Sidaa darteed-na beelaha Guud ee Habar Yoonis aanay ictiraafin. |
|
|
Monday, 01 March 2010 |
|
Bristol (Somalilandnation)- Danjiraha Somaliland u fadhiya Dalka Ireland Mudane Cabdifataax Siciid Axmed oo uu weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Somaliland Mudane Cabdi Yuusuf Aadam ayaa Cisbitaalka ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yaasin oo arrimo caafimaad waayahanba ugu jiray cisbitaal ku yaala Magaalada Paris ee dalka Faransiiska. |
|
|
Monday, 01 March 2010 |
|
Hargeysa (Somalilandnation)- Waxa Saaka bariga Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Cusub ee Salal lagu qabtay xafladii caleemo saarka Ugaaska Beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim Rooble, waxaana ka qeyb galay kumanaan qof oo kala kala yimid Somaliland, Jabuuti iyo Itoobiya. |
|
|
Monday, 01 March 2010 |
|
Hargeys a (Somalilandnation)-Gudoomiyaha Degmada Tog-Wajaale Cabdi Muuse Xuseen (Qawrax) oo si Faafaahsan uga waramay Xaalada Degmada Ganacsiga ee Tog-wajaale iyo Guud ahaan Waxyaabihii Uqabsoomay Mudadii koobnay ee uu xilka ka hayay Degmada Togwajaale. |
|
|
Monday, 01 March 2010 |
|
Tixraac waraysigii uu siiyay Gudoomiye Faisal Wargayska Haatuf , ee soo baxay 28/2/2010. Gudoomiye Faisal wuxuu ka dhawaajiyay in Xukuumado Hanti qaran ku maamulayso shirkaa beelaha HY ee Maydh.Hadaba aniga oo xogogaal u ah ajandaha shirka iyo qabanqaabadiisa, waxaan halkan ku iftiminayaa qodobada soo socda: |
|